Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Oo Tanaasulay

War hada naga soo gaaray Xarunta ay ka socoto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu sheegayaa in uu Goordhow Tanaasulay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kamid ahaa 22 Musharax ee doonayay inay noqdan Madaxweynaha Soomaaliya.

Inta aan loo gudbin Wareega Labaad Codeynta Doorashada Madaxweynaha ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxaa uu ku dhawaaqay inuu ka Tanaasulay u Tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Tanaasulida uu sameeyey Mudane Cumara ayaa wageera 2 aad waxa ay ka Dhigaysaa inay tartamaan Musharixiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud  Maxamewd C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed.

 

About Xuseen Axmed 1576 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia