
Read Time:21 Second
Doorashada Codbixinta Somaliland ayaa si habsami leh u soconaysa waxaana goobaha codbixinta saakay u dareeray kumanaan qof oo kamid ah Shacabka Somaliland.
Amaanka ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana meelaha qaar laga jaray Internetkii sida ay sheegeen dadka ku sugan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Somaliland.
Ilaa Saddex Musharax oo ka kala socda Xisbiyada Ucuid, Kulmiye iyo Wadani ayaa ku baratamaya Doorashada lamana oga cidda rasmiga ee ku guulaysan doonto Doorashada.
About Post Author
Xuseen Axmed
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia