Ciidanka Xooga oo wada howlgallo ka dha ah Al Shabaab * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidanka Xooga oo wada howlgallo ka dha ah Al Shabaab

Waxaa Ciidamada xoogga dalka ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka wadaan duleedka degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Howgalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii weerar uu ka dhacay deegaanka Tixsiile ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga iyo kan maamulka gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in howlgalka ay ugu golleeyiin sidii ay ugu hortagi lahaayeen weerarada Al-shabaab ay ka geystaan qeybo ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose.

Al-shabaab ayaa dhowr jeer waxaa ay weeraro ka geysteen saldhigyo ciidamada xoogga ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!