Ciidanka Dowladda iyo itoobiya oo ka baxay deegaan muhiim ah..

Read Time:27 Second

Ciidamada Dowladda iyo kuwa itoobiya ayaa saakay ka baxay deeganka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan oo mudo sanado ah ay ku sugnaayeen.

Lama oga sababta rasmiga ee Ciidanka huwanta uga baxeen deegaanka Ceel-cali,balse warar aan heleyno ayaa sheegaya in xalay dagaalyahano ka tirsan l-shabab hoobiyaal ku garaaceen fariisin Ciidank itoobiya ku lahaayeen deegaankaasi.

Ciidamada is garabsanaya ayaa u dhaqaaqay dhanka magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ku sugan Sarakiisha ugu sareysa Ciidamada.

Degaanka Ceel-cali ayaa Dhanka Galbeed Magaalada Baledweyne uga beegan 70 KM.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %