Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Miirtuugo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Miirtuugo

Ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta Ururka Al Shabaab kala wareegay Deegaan lagu magacaabo Miirtuugo oo hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in gabi ahaan ay  la wareegeen gacan ku heynta Deegaanka Miirtuugo oo Al Shabaab ay ka arimin jireen.

C/laahi Maxamed C/laahi oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka dowlada ayaa sheegay in si nabadgelyo ah ay kula wareegeen degaankaan islamarkaana ay iskaga baxeen Al Shabaab markii ay kusoo dhawaadeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!