Ciidanka DFS oo qabsaday Bariire kadib Dagaal Culus

Read Time:26 Second

Wararka naga soo gaaraya degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Saakay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Bariire.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay qabsadeen degaanka ka dib dagaal kooban oo dhexmaray Al-Shabaabkii halkaasi ku sugnaa.

Ciidanka dowladda ayaa dhowr jeer siddaan oo kale Al-Shabaab kala wareegay degaanka Bariire, laakiin ciidanka dowladda ayaa looga bartay in ay kasoo baxaan degaankaasi oo ah mid inta badan Al-Shabaab ay kusoo qaadaan weeraro joogto ah.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.