Ciidamo Nabad Sugid ah oo la wareegay ammaanka Garoonka Cadaado * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamo Nabad Sugid ah oo la wareegay ammaanka Garoonka Cadaado

Cadaado ( Mareeg)-Ciidamada Nabad Sugida maamulka Galmudug ayaa maanta la wareegay ammaanka Garoonka diyaaradaha degmada Cadaado.

Tallaabadaan ayaa la sheegay in ay ka dambeyso ka gadaal markii is qab qabsi xoogan uu ka dhashay soo dagista Qaadka loo iibgeeyo Degmadaasi Cadaado.

Wararka ayaa sheegaya in is qab qabsiga uu u dhexeeyay Ganacsatada qaadka halkaas uu uga soo dago.

Garoonka degmada Cadaado ayaa waxaa horay ugu sugnaa Ciidamo kuwa maamulka degmadaasi Cadaado ka tirsan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!