Ciidamo la dhigay Wadooyinka Waaweyn ee Dhuusamareeb

Read Time:21 Second

Amaanka magaalada Dhuusamreeb ee caasimada Galmudug ayaa saaka aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka xaafadaha qaar ee magaalada la geeyay ciidamo si gaar ah u hubinayo dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadweynaha.

Magaalada ayaa laga dareemayaa qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maalinta berito loo filayo.

Dhuusamareeb waxaa ku sugan Sheekh Maxamed Shaakir oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Galmudug iyo ku Xigeenkiisa ee garabka Ahlusunna.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %