Ciidamo ka wada tirsan Jubbaland oo dagaal ku dhexmaraya Kismaayo
Kismaayo ( mareeg)-Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya in dagaal uu ku dhexmarayo Magaaladaasi Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubbaland.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu salka ku hayo aano qabiil ka gadaal markii Xabsiga laga sii daayay Mid ka mid ah Saraakiisha Jubbaland oo lagu Magacaabo Jeneraal Gaboobe oo indhawaanahan xirnaa.
Xaaladda ayaa kacsan sida ilo wareedyadeenna Ku sugan Kismaayo ay noogu warrameen.
Comments are closed.