Ciidamo ka socda AMISOM oo la filayo iney berri tagaan Cadaado * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamo ka socda AMISOM oo la filayo iney berri tagaan Cadaado

Mareeg.com: Ciidamo ka socda AMISOM oo ka baxay Baledweyne ayaa lagu wadaa iney berri gaaraan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasoo lagu qabanyo shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgagduud.

Cuuke Xaaji C/raxmaan oo ka tirsan Gudiga Farsamada Maamulka Gobolada Dhexe islamarkaana Dhanka Amniga u qaabilsan ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay berri tegayaan Cadaado.

Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa la filayaa in 25-ka Bishaan ay uu ka Furmo Shirka Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud sida ay shaaciyeen Gudiga Farsamada.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!