Ciidamo horleh oo la dhigey Koontoroolada laga galo Madaxtooyada Somalia — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamo horleh oo la dhigey Koontoroolada laga galo Madaxtooyada Somalia

Koontaroolada laga galo Madaxtooyadda ayaa loo diiday maanta inay ka gudbaan illaalada la socota masuuliyiinta qaar ee dowladda, waxaana lagu amray inay barta Koontarool ku reebaan Askarta.

Waxaa kaliya loo ogol yahay in illaaladooda ay la gudbaan, Wasiirada, Wasiir Ku xigeenada, Taliyeyaasha & masuuliyiinta xilalka Sare haysa dowladda Federaalka.

Tallaabadaan ayaa ka dambeysay,kadib markii dhawaan Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab kuna labisnaa dareeska Ciidanka Dowladda ay weerar ku qaadeen Hotelka SYL oo ku yalalla Albaabka laga galo Madaxtooyadda Soomaaliya

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!