Ciidamo Ethiopian ah oo ku wada dagaalamay Degmada Ceelbuur * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamo Ethiopian ah oo ku wada dagaalamay Degmada Ceelbuur

Wararka aan ka heleyno degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ku soo warramayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopoia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ay ku wada  dagaalameen degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Goob Joogayaal ku sugan degmada Ceelbuur  ee Gobolka Galgaduud ayaa Shabelle u xaqiijiyay in dagaalku ahaa mid aad u clus oo la isugu adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Ciidamada Ethiopia ee ku wada sugan degmada Ceelbuur ayaa la soo warinayaa in maalmihii u dambeeyay ay u dhexeysay Xurguf xoogan.

Waxaana dagaalkooda uu saameyn ku yeeshay dadka degan degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!