Ciidamada xoogga oo howlgal ka wada agagaarka laanta buuro ee G/sh/hoose

Read Time:32 Second

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ka dhan ah kooxda al-shabaab,kadib markii habeenimadii xalay ay weerareen saldhigga ciidamada Laanta Buuro oo dhaca G/Sh/hoose.

Sarkaal Magaciisa Qariyay ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyay in halkaasi ay gaareen ciidan Gurmad ah oo ka ruqaansaday magaalada muqdish, kuwaas oo baacsanaya maleeshiyadkii Xalay Soo Weeraray Laanta buuro.

Wali makala caddo qasaaraha ka dhashay weerarkii xalay iyo howlgalka milatari ee ay saakay qaadeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed

Weerarka Xalay ay Laanta Buuro ku qaadeen ayaa ku bilowday qarax uu fuliyay nun naftii halige ah sida SONNA uu xaqiijiyay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.