Ciidamada Taliyaaniga oo badbaadiyey in ka badan 300 tahriibayaal ah

Read Time:36 Second

Mareeg.com: Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay badbaadiyey ku dhowaad 3,7000  tahriibeyaal ah.

Tahriibeyaasha oo u badnaa dad Afrikaan ah ayaa waxaa badbaadiyey maraakiib laga leeyahay Talyaaniga iyo Faransiiska, waxayna la socdeen doonyo yaryar.

Ciidanka Badda Talyaaniga ayaa ku waramaya in dadka laga soo kala badbaadiyey 17-jiha oo kala duwan.

Waxaa la filaaya in tahriibeyaal hor leh ay naftooda kusoo biimeyaan Badda Mediterranean iyadoo kuwa wax tahriibiya ay ka faa’ideysanayan cimilada badda.

1700 qof ayaa ku dhintey Badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Libya sanadkan oo keliya kuwaas oo ay ku jiraan Soomaali.

Midowga Yurub ayaa ku jiha wareersan sida laga yeelayo tahriibayaasha ku qulqulaya dalka Taliyaaniga ee ka tegaya dhanka waddanka Liibiya.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.