Ciidamada Nabad Sugida oo gacanta ku dhigay Laba Gaari iyo dad doonayay iney isqarxiyan * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Nabad Sugida oo gacanta ku dhigay Laba Gaari iyo dad doonayay iney isqarxiyan

Ciidamada hey’adda nabad sugida Soomaaliya ayaa maanta ka hortagay weerar la doonayay in lagu qaado hotel aan la magacaabin oo ku yaala agagaarka KM5 ee magaalada Muqdisho.

Hey’adda ayaa barteeda Twitterka ku soo qortay warbixino la xiriira howlgalka ay ku soo qabten laba nin iyo laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!