Ciidamada Maamulada Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta La Kala Qaaday + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Maamulada Puntland Iyo Galmudug Oo Maanta La Kala Qaaday + Sawirro

Waxaa maanta duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug lagu kala qaaday Ciidamadii muddo ka badan bil isku hor fadhiyay halkaasi.

Ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu guuleestay in la kala qaado kuwaa oo colaad ka dhaxeysay.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Guddiyada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay in ay kala qaadaan Ciidamada.

Dadkii ka Barakacay Magaalada Gaalkacyo ayaa loogu baaday in ay dib ugu soo laabtan Magaalada madaama maanta la kala qaaday Ciidamada maamulada  Puntland iyo Galmudug.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa caawa waxa ay tahay mid degan.

Hoos ka daawo Sawirrada 

1 2 3 4 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 dsc08804 dsc08815

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!