Ciidamada Kenya oo Shacab ku Xasuuqay Ceelcade iyo Wararkii ugu dambeyeey * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Kenya oo Shacab ku Xasuuqay Ceelcade iyo Wararkii ugu dambeyeey

kadib marki Ciidamada Kenya xero ay ku leeyihin Ceelcade jimcihi lasoo dhaafay weraren alshabaab isla markaana ku dhawaad 60 Askari lagu dilay ayaa waxa bilaabmay argoosiga ay u gaysanayan Ciidamada kenya shacabka somaliyeed ee Ceelcae.

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya aya alasoo shegaya iun duqayn xogan ka Geeysteen Gudaha Magaalada ,Waxaana wararku sheegayan in ay kenyanku leeyihin waxaan Beegsanayna xarumaha Alshabaab inkasto shabaab ceeel cade kabaxeen.

Qaar Kmaid ah Dadka degaanka Ceelcade oo la hadlay Warbaahinta Caalamiga ah ee Kismaayo24 ayaa sheegay in wali duqaymaha Ciidamada kenya ay wadaan isla markaana Cabsi xoogan ka qabaan inay Khasaare soo Gaarto.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!