Ciidamada Jubbaland oo Al shabaab kala Wareegay deegaano ka tirsan G/Gedo

Read Time:33 Second

Taliska guutada 3-aad ee Ciidamada daraawiishta dawlad Goboleedka Jubabland ayaa waxa ay weerar ku qaadeen deegaan lagu magacaabo babaa  oo ka tirsan Gobalka Gedo,halkaasi ay oo ku sugnaayeen Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Ciidamada ayaa waxa ay deegaankaasi ku  bur buriyeen Saldhigyo Al Shabaab ay ku lahaayeen,kuwaasi oo Ciidamadu ku sheegeen Shabaabku ay ka soo abuubuli jireen dhibaatooyinka shacabka ay u gaystaan.

Saraakiisha taliska guutada 3-aad ee Ciidamada daraawiishta dawlad Goboleedka Jubabland oo la hadlay Tv-ga ku hadla afka Jubbaland ayaa u sheegay in ay Khasaaro badan gaarsiiyeen Dagaalamayaasha Al Shabaab,isla markaana ay ka saareen deegaanadii ay ku dagaalameen.

 

 

 

 

 

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %