Ciidamada isbahaysiga oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Read Time:26 Second

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Waxaa ka mid ah meelaha ay la wareegeen Ciidamada Huwantu deegaanka Moqokori iyo deegaanno kale oo dhaca Galbeedka iyo Bariga iyo Galbeedka Gobolkaasi.

Ciidamada ayaa sidoo kale fariisimayaal cusub ka sameystay deegaanada Luuq Jeelow iyo Baardheere oo isla gobolka Hiiraan ka tirsan.

Maaha markii ugu horreysay oo howlgallo ceynkaani ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Huwanta ah ay deegaanno cusub kala wareegana Al Shabaab.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %