Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo sheegay iney Waajid ku dileen nin Alshabaab ah

Read Time:22 Second

Waajid – Mareeg.com: Ciidamada dowladda Soomaaliya eek u sugan degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegay iney toogteen nin ka tirsan Alshabaab, kaasoo si dhuumaaleysi ah kusoo galay magaalada.

Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ninkaasi ciidamadu toogteen kadib markii uu diiday inuu is-dhiibo.

Faahfaahin dheeraad ah lagama bixin wax uu ahaa ninaan ciidamadu toogteen, waxaana ciidamadu sheegeen in ninkaasi ku dhintay rasaas lagu furay kadib markuu ka dhega adeygay inuu isdhiibo.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.