Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Bacaad weyn

Read Time:33 Second

Wararka laga helayo  Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Cidiamada dowladda gar ahaan Qaybta 21aad iyo Daraawiishta Galmudug ay saaka la wareegeen degaanka Bacaadwyene ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Howlgal wadajir ah oo ay Ciidamada sameeyeen Koonfurta Gobolka Mudug ay kula wareegeen degaannada Bacaadweyne iyo Qeycad 25 km Galbeedka kaga beegan Magaalada Wisil .

Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay inuu jiro Dagaal kooban oo Ciidanka iyo Al Shabaab ku dhexmaray Magaalada Bacadweyne, balse aysan wax faah fahin ah ka bixin khasaaraha ka dhashay.

17-kii Bishii Apriil ee sanadkan ayya Al-Shabaab la wareegeen degaanka Bacaadweyne kadib dagaalo soo laab laab tay oo halkaasi ka dhacay, balse amrkale Ciidamada dowladda ay la wareegeen.

 

Muqdisho-Somalia

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %