
Read Time:22 Second
Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya gaar ahaana kuwa Miltariga iyo ciidamada Miduwga Africa ee AMISOM ayaa saakay howlgal ka wada deegaamo ka tirsan gobalka Sh/dhexe.
Wararka aan ka heleyno Degmada Balacada ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay ku jarmaadeen deegaanao badan oo ay gacanta ku hayaan Dagaalyahanada Al Shabaab.
Deegaanada haatan uu howlgalku ka soco waxaa ka amid ah Ilbiq,Ceel-geeloow iyo deegaano inta badan weerarda gaadamada ah aya Shabaabaku ka geystaana.