Ciidamada DF iyo AMISOM oo la wareegay deegaanno hoostaga Buurhakaba

Read Time:20 Second

Buurhakaba ( Mareeg)-Sid  uu u xaqiijiyay guddoomiye ku xigeenka degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM  ayaa la wareegay deegaanno hoostaga degmada Buurhakaba.

Ciidamada ayaa la wareegitaankooda ka dambeeyay markii ay isku fidiyeen deegaanadaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab.

Lama sheegin haddii dagaallo ay dhaceen intii ay socdeen dhaq dhaqaaqyada deegaanadaasi oo aan magacyadooda la carab dhawin  lagala wareegayay Al Shabaab.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.