Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Ammaanka oo dib ula wareegay Xarunta degmada Buulo Burde

Ciidamada amaanka ayaa Galabta waxaa ay dib ula wareegeen gacan ku haaynta xafiisayada maamulka magaalada buulo burte ee gobolka Hiiraan.

Shalay Gelinkii dambe ayaa waxaa xarunta galay oo qabsaday
waxgaradka magaalada oo ka careeysan isbadal dhawaan lagu sameeyay maamulka buulo burte.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Buulo Burde,hayeeshee waxaa taasi diiday Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!