Ciidamada Amisom Oo Gaaray Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Ciidamada Amisom Oo Gaaray Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay

Bardaale – Mareeg.com: Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa shalay gelinkii dambe ilaa xalay gaaray degmada Bardaale ee ka tirsan gobalka Baay.

Sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Bardaale Maxamed Isaaq Carra-Case, ciidamada gaaray Bardaale ayaa qeyb ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Carra-Case ayaa tilmaamay in la doonayo in AlShabaab laga saaro deegaanada ay uga sugan yihiin gobollada Baay, Bakool iyo Gedo.

Ciidamada Itoobiya oo dhawaan ku biiray AMISOM ayaa la sheegay iney la wareegayaan amaanka Baay iyo Bakool iyo qeybo ka mid ah Dego.

Mareeg.com

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!