Ciid Mubaarak Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Mareeg.com

Maamulka Sare iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Mareeg.com waxa ay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan Akhristayaasheena ku nool Caalamka.

Farxada Ciidul Adxaa awgeed shabakada Mareeg.com waxay idin leedahay ciid wanaagsan meel kasta oo aad ku sugan tihiin ciid mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan umada soomaaliyeed.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhamaan Akhristayaasha sharafta leh ee ku xeran Shabakada Mareeg.com