Cabdirashiid iyo Madaxweyne Gaas oo Kulan Xasaasi ah Gaalkcyo uga socdo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Cabdirashiid iyo Madaxweyne Gaas oo Kulan Xasaasi ah Gaalkcyo uga socdo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug,gaar ahaa Waqooyga Gaalkcyo ayaa sheegaya in uu kulamo kala duwan uu Ra”iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid la qadanayo Madaxweynaa Puntland C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe.

 

Kulamadan oo hada socda ayaa loga hadlaya dagaalka Gaalkcyo kadhacay iyo sidi Xal Nabdeed oo loo gaari lahaa,Balse Madaxweynaha Puntland ayaa wararku shegayan in uu kabiyo diidsanyahay inuu Toos u hor faristo Madaxweynaha Gal-Mudug.

 

kulankan Hadda socda ayaa waxaa ka horeyeey kulan uu shalay Ra”iiusl Wasaare sharmarke lasoo qaatay Madaxweynaha Mudug Cabdikarim Xuseen Guleed,kas oo loga hadlayeey Dagaalada Gaalkcyo.

 

Kulamada hada ayeey Toos u socdaan waxaana idin Balan qadayna in Natiijada kasoo baxda toos halkan ad uga akhrisan kartaan.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!