Caalamka oo berri laga ciidayo iyo deegano ka mid ah Soomaaliya oo laga arkay Bisha caawa * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Caalamka oo berri laga ciidayo iyo deegano ka mid ah Soomaaliya oo laga arkay Bisha caawa

Wadamo ay ka mid yihiin Kuwait,Imaaraadka Carabta iyo qaar kale ayaa ku dhowaaqay ciid al-Fitriga iyadoo wadamadaas ay bilaabeen xafladaha ciida,

 

Sidoo kale deegaano ka mid ah dalka Soomaaliya sida deeganka Walamoy oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka SH.dhexe ayaa laga arkay Inta badan wadamada caalamka Muslimiinta ayaa ku dhowaaqy in ay beri oo Jimce ah tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga.

 

Hase yeeshee dowlada Federalka ayaan weli ku dhowaaqin ciidal Fitriga balse waxaa la filayaa in goor dhow uu war ka soo baxo dowlada.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!