Britain oo SAFIIR cusub u soo magacaawday Soomaaliya (AKHRISO)

Read Time:22 Second

Dowladda Britain ayaa shaacisay in Safiir cusub ay u soo magacaawday Soomaaliya, kaasi oo dhawaan imaan doona Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Safiirka cusub oo lagu magacaabo Ben Fender OBE ayaa badali doona David Concar, kaasi oo dhameystay Shaqadiisa Safiiirno ee u joogay Dalka Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay jirto xiisad u dhaxeysa Dowladda Britain iyo Soomaaliya, taasi oo ka dhalatay go’aankii Dalka looga saaray Safiirkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.