Boqorka Sacuudiga oo xanuunsanaya lana dhigay Isbitaal * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Boqorka Sacuudiga oo xanuunsanaya lana dhigay Isbitaal

Mareeg.com: Wakaalada wararka ee dalka Sacuudi Carabia ayaa ku warantay in boqorka dalkaasi King Abdallah uu la xanuunsanayo Limooniya ama koolba aaryo.

Wakaalada oo soo xiganaysa boqortooyadda ayaa sheegtay in tuubo lagu rakibay boqorka si ay ugu fududaato in neefsado.

Xaaladdiisa waxa lagu tilmaamay in ay tahay mid degan. Boqor Cabadllaha ayaa waxa la rumaysanyahay in da’diisu tahay 90 sano.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!