
Read Time:20 Second
Mareeg.com: Boqorka Salmaan ka Sacuudiga ayaa noqday hogaamiyihii ugu dambeeyay ee diido inuu ka qeybgalo shir uu Madaxweyne Obama ku casuumay dalalka Khaliijka, Isbuucaan.
Kulanka ayaa loo arkaa inuu hordhac u yahay tallaabada uu Obama ku xaqiijinayo inuu saaxiibadiisa Khaliijka uu ku qanciyo heshiiska Nuclearka ee uu doionaayo inuu iiraan la saxiixdo.
Hogaamiyayaasha dalalka Kwait iyo Qadar ayaa illaa iyo hadda xaqiijiyay inay shirk aka qeybgalayaan.

About Post Author
A warsame
Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame
Whatup :+447737886245