Booqashada Madaxweynaha Jubbaland ee Magaalada Doolow * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Booqashada Madaxweynaha Jubbaland ee Magaalada Doolow

Doolow (Mareeg)-Magaalada Doolow Ee Gobalka Gedo Muddo Dhan   22  Saac Iyo Qadar 30 daqQiiqa Waxaa Joogo Madaweynha Maamulka jubaland Ahme Maxamed islaam  Axmed Madoobe.

Kulamo Waji  arag ah Moyee  Wali Ma bilaaban Kulamdii Quseeyay  Qorshaaha Siyaaseede ee Jubland.

Doolow Muddo Maalmaha Waxa ka socon dono Shir Weyne La isugu Keenayo  Dadka Dego Gedo ee wax ka Tabanyo Maamulka Jubland Masuuliyiin Ma taleyso. .

Qaaarkood si toos ah ayaa looga Qaaday degmada Bardheere  Halka Kuwa kalana Maanta Laga Qaaday Degmaada Garbahaareey.

Hogaanka Jubbaland Waxa uu isbdal ku imaanayaa 15 Bishaan aan kugu gudo jirno oo ay dhaceyso Doorsho Madxtinimo.

Muddo Labo sano ah oo uu ahaay Ahmed Madoobe Madaxweyna nimada Mamulka jubbaland ma uu san tagin Gedo iyaodo tagistiisa haatan ay timid xilli toban maalmood kaliya uu u harsan yahay Maamulkiisa.

Dadka Daneeyo Siyaasada Degaanadaas waxa ay is weydinayana Aragtida ka danbeyso  Safarka Axme Madoobe .

Shirka ka bilaabanaya dooloow Waaxa ka qeyb galaya Xubno ka socdo IGAD iyo Saraakiil Ethiopian ah  Dhaamntoodan Waxaa ay kula leyhiin Shirka Door muhiim .

Xariir aan la sameynay Masulinta ku sugan Dolow waa ay ka gaabsadeen  Si aan Aragtidooda wax oga weydiino Waxaa ayan shegen ila uu furmo shirka inaysan ka hadali Karin . laakin Intaan aaaan idiin shegybo Ayaga ayaan ka xiganayaaa .

Siyaasad ahaan Waa ay keeni kartaa Hadii lawada haldo in wax un la isku afgarto in kasto talada hada uu gartay Ahmed ee ah Heshhiis wado hadal dad badan ay leeyihiin waa uu la soo daaahay  Waqti dhicisteeda .

Laaakin Wax ka soo baxayo Shirka ayaaa ah  waxaa Gogol dhig u noqon karo Siyaasadii is mari waaga ahayd ee ka taagneyd Maamulka jubbo  Deeganaad uu ka arrimiyo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!