Booliska oo diray digniin lama filaan ah (AKHRISO)

Read Time:36 Second

Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa Magalada Muqdisho ku dagaalamayay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,waxaana dagaalkaas dhexmaray Ciidamada War kasoo saaray taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa sheegay in dagaalka dhexmaray labada Ciidan ay saraakiil u xir xireen.

Waxaa uu taliye Bashiir Ameeriko digniin u diray ilaalada Madaxda Dowladda,waxaana uu sheegay in lagula xisaabtami doono dagaalada dhexmaraya Ciidamada ilaalada u ah iyo kuwa howlgalalda ka wada Magalaada Muqdisho.

Markii Magalada Muqdisho ay ku wada dagaalamaan Ciidamada dhexdooda ayaa khasaaraha ugu badan waxaa ay gaartaa dadka Shacabka ah ee ku sugan Goobaha lagu dagaalamay taas oo aysan jirin cid wax iska weeydiisa.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.