
Read Time:24 Second
Muqdisho ( Mareeg News ) Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliif Wasiirka Arimaha dibadda Dalka Baxreyn ayaa ku eedeyey Dowladda Somaaliya mid ka abaal dhacday wanaagii iyo waxtarkii Dawlada Imaaradka Carabta u gashay dalka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ayaa aad u muujiyay taageerada dhinac walba leh ee dawlada Imaaradka Carabta la garab taagneyd dalka Soomaaliya markii ay ku jirtay wakhti aad u adag.