Bar ama Baro—-Soomaaliyey casharka yagan waxa uu ku sabsanyahay “Daallo Aragtideedii…!!!

Mareeg.com-Casharada ciiwan ahan “Daallo Aragtideda” aan ku baran doona waa kuwo dhowr ah waxanse markan kowaad idiin baraya iin aan dhacdadii diyaradii Daallo ay nabartay ama dalka yagu baray calamka odhan iin aad lobaro dadka wata alladaha electroniga ah siida computer-ka waana aragtii dhacdadasi sabab uu ahayd iin lagu barto waxa kadhasha ama tusallaha laga barto cilmiyada socdalka noollosha.

Waa cilmi aragti cusub sokordhiyay mujiyana fashilka saanco ahan abuuran jirtaay marka aad eegto iin ay Alladahii shegi jiray sida Dadka dunidan horay umartay jooga shegtan walxaha Qarxa ama Qaraxa laga sameyn karo siita siida compuerka lamarsiyo agabka ay sitan shucubta isaga kalla gooshta duuniida ee yalla garoon walba.

Xujada Daallo sokordhisay waxa weeye iin shay manoola oo siida Owliyada wax buu shega layiri aminadii lagala noqday oo garoon walba lagu leyahay shiid computer-ka aad wadato shuul iyo shaal wada dhimasho aan diiyaradaha wax yeeliin sii xelaad ahan losameyo.

Waxad moda iin naftii Dadka ay diiyaradu ka qaymo badatay caqliyanse waa dhacdo guul uu ah Soomaaliida oo waxa qiisadasi ay noqotay miid iindhaha iyo qulubta shucubta calamka tuustay sabab cajiib ah oo sokorortay meshana kasartay boloxofto saanco oo Dallalka qaar duuniida ku bahdilayeen shacabkeda maskaxiyan….!!!

Hadaba Soomaaliyey ilaa ogada “Case Study-gan” aniga ayaa sobandhigay suradeyntiisa iyo ujedoyiinka cagsiga isku ah ee laga bartay oo ah;

1–Fashilka Alladaha eraborada yalla ee sida Owliyada wax shega.

2–Fashilka kuyiimiid siiyasadii saanco ee aragtii ahan maskaxda loga heestay shacabka.

3—Jiritanka sababta dhimasho ama waxyello iin aan meel walba labajiin kariin.

4—Cabsiinta shacabka raca diiyaradaha oo loshego iin xaadka daruuraha marka ladhex marayo neefqabad udhiici karo hadii albabka lafuro ama daqad looyelo diyaradaha.

5—Damiinta walxaha electroniga ah oodhan taaso layira waa kuwo qatar ku ah diyarada marka hawada ay kujirto qatar.

Waa hodalle dhulkeyga Soomaaliyeed wardheer weeye shacabkiisu waxanse calamka leyahay anigu wariye diwan galiinayan ahaye daal kufana mahaye diiwanka aragtida cilmigane iinta waayuhu iibareen waaqtiigu ha iidiin baro…!!!

By: Qaliif Daauud

Attachments area

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245