Bankiga Salaam oo qalab casri ah ka hirgeliyey Muqdisho

Read Time:27 Second

Mareeg.com: Markii ugu horreysay, dadka ku nool caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa bilaabay inay isticmaalaan mashiinka lacagta lagala baxo ee loo yaqaan ATM.

10711011_10152540770039475_2916264059696871740_n

Mashiinkan ayaa ah tii ugu horreysay ee laga isticmaalo Muqdisho, waxaana lagu dhex rakibay meel hoteel ah.

Bangiga Salaam Somali Bank ayaa iska leh qalabkaan, ayaa macaamiisha u oggolaanayo inay la baxaan lacag caddaan ah oo Doolar-ka Mareykanka ah.

Adeeggan ATM oo ku cusub Muqdisho ayaa qaar ka mid ah dadku ku wareereen sida uu mashiinkaasi u shaqeynayo, maadaama aanay weligood horay u isticmaalin.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %