Mareeg Media
Somalia

Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Wadayaasha gaadiidka dad weynaha ee loo yaqaano  BL-ka ayaa saakay banaanbaxyo ka dhigay Isgoyska Ex koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Gaadiidleyda Qaarkood ayaa sheegay in ay ka cabanayaan canshuur ay sheegeen in laga qaado maalin walba ayada oo wadooyinku ay ka xiranyihiin.

Saraakiil katirsan Booliiska soomaaliya ayaa lasheegay in ay ku baxeen ayagoo u kaxeeyay dhanka Dowladda Hoose.

Sidaani oo kale ayay maalin ka hor Darawalada gaadiidka dad weynaha waxa ay dibadbaxyo uga dhigeen isla Isgoyska Ex koontorool Afgooye ayagoo ka cabanaya Canshuur maalinlaa oo laga qaado.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!