Banaanbax ka dhacay Madaxtooyada Somalia

Read Time:37 Second

Waxaa Maanta markale Banaanbax ka hor-dhigay Irida laga galo Madaxtooyada Soomaaliya qaar ka mid ah Ciidamadii hore ee  Naafada Qaranka ee ku naafoobey dagaalkii 1977 dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya.

Ciidamadii hore ee Naafada Qaranka ee banaanbaxa dhigaya ayaa waxaa ay sheegeen inay ka cabanayaan in mudo ka badan 5 bilood aysan qaadan wax mushaar ah.

Todobaadyo ka hor ayaa Ciidamadii hore ee Naafada Qaranka waxa ay baanbax ka dhigeen Irida Hore ee laga galo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee Shimbiraale oo u dhow Hotelka SYL ee Magalada Muqdisho.

Mararka qaar ayaa waxaa la maqlayay rasaas ay ridayeen Ciidamada ilaalada Madaxtooyada,waxaana qoraxda ama cadceeda oo aad u kulul ay diidayaan in Gaadiidka ay Madaxdu wataan inay galaan Madaxtooyada ama kasoo baxaan.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.