Baarlamanka Soomaaliy oo la filayo inuu cod u qaado shrikadda Turkiga ah oo Favori * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Baarlamanka Soomaaliy oo la filayo inuu cod u qaado shrikadda Turkiga ah oo Favori

Muqdisho – Mareeg.com: Baarlamanka Federalka Soomaaliya ayaa la filayaa iney maanta cod u qaadaan sharci ahaanshaha shaqada shirkadda Turkiga ee FAVORI ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Baarlamaanka ayaa horay dood uga yeeshay arrinta shirkadda FAVORI, hase ahaatee waqtigii la doonayey in codka loo qaado ayaa la waayey tiradii ku filneyd, taasoo keentay in dib loo dhigo.

Xildhibaanada ayaa aragtiyo kala duwan ka qaba shaqada shirkadda Turkiga ah ee FAVORI, taasoo xukuumadda Soomaaliya heshiis la gashay kadib markii sanadkii hore la ceyriyey shirkaddii ajnabiga aheyd ee ka horreysay ee SKA.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!