Baarlamaanka Soomaaliland oo muddo kordhin loo sameeyey

Read Time:31 Second

Golaha Guurtiga Somaliland ayaa waxaa ay muddo kordhin u sameeyeen Golaha Wakiillada maamulkaas.

Golaha Guurtida ayaa kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Hargeysa waxaa ay muddo 2 Sano oo kororsi ah siiyeen Golaha wakiillada ee Somaliland.

71 Mudane oo ka mid ah Golaha Guurtida ayaa 70 ka mid ah u codeeyeen in laba Sano loo kordhiyo Golaha Wakiillada Somaliland.

Sidoo kale Golaha Guurtida Somaliland ayaa iyaguna waxaa ay kororsadeen muddo saddex sano ah taas oo ka dhigan in ay sanad ka dambeynayaan Wakiillada.

Guurtida iyo Wakiillada Somaliland ayaan wax doorasho ah gelin muddo ku dhow 15 Sano,waxaana mar walba ay sameysanayeen muddo kororsi.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.