Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta ansixiyey Xeer muhiim ah

Read Time:27 Second

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kal-fadhiga 4aad kulankiisa 67aad ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland,iyaga oo ku ansixiyey xeer muhiim.

Kulanka ayaa waxaa xaadiray 43 Mudane,waxana kulanka uu shir guddoominayey  Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka  Jubbaland ay Xildhibaanada dood dheer ka yeesheen Xeerka Biyaha dowlad goboleedka Jubbaland taas oo horey loo soo mariyay Golaha Wasiirada Jubbaland.

Dood dheer kadib Xildhibaanada ayaa waxa ay ansixiyeen xeerka Biyaha Jubbaland, sida uu fadhiga ka sheegay Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Habdhowrka Barlamaanka Jubbaland Axmed Iftiin Maxamed.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %