Baarlamaanka Galmudug oo ku kulmay Dhuusamareeb

Read Time:21 Second

Waxaa maanta markii ugu horeysay Magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug.

Kulankan ayaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir, ayaa waxaa looga dooday wax ka badalka Xeer hoosaadka Baarlamaanka, isbarashada Xildhibaanada labada dhinac iyo dib u eegista Dastuurka Galmudug.

Xildhibaan Maxamed Cabdulle ayaa sheegay in kulamada Baarlamaanka Maamulka Galmudug xilligan wixii ka dambeeya ay ku shaqeyn doonaan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.