Baaris lagu haayo Haweeney ilma yar ka xaday Isbitaal

Read Time:27 Second

Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliska Booliska ayaa waxaa ay baaritaano ku hayaan Haweney Ilma yar Galabtii Khamiista aheyd ka xaday Isbitaalka Soos ee Magalada muqdisho.

Haweeneyda ayaa cunuga oo saacado kaliya dhalan xaday,waxaana howlgal la sameeyey laga soo qabtay Xaafad ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, iyada oo cunuga yar lagu wareejiyey Hooyada dhashay.

Afhayeenka Maamulka Gobolkan Banaadir Saalax Xasan Cumar oo la hadlay Risaala ayaa sheegay in baaritaan lagu haayo haweeneyda iyo dhowr qof oo kale oo ka mid ah qoyskeeda oo howlgalka lagu soo qabtay.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.