Baarlamaanka Puntland oo diyaariyay mooshin culus oo ka dhan ah madaxweynaha Puntland
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa Guddoonka ka dalbaday in Golaha la fariisiyo Kulan deg deg ah oo ku saabsan xaaladda ka jirta Puntland. Xildhibaannada oo u badan kuwa mucaaradsan...