Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Sharciga doorashooyinka Qaranka oomaalmahaan ay dood adag ka leeyihiin Xildhibaannada Golaha Shacabka,isaga oo walaac ka muujiyey doorashada lafilayo inay ka dhacdo…
Kenya oo xayiraad duulimaadka ah saartay Kismaayo
War kasoo baxay Hay’adda Duullimaadka rayidka Kenya ayaa waxaa amaro cusub oo dhinaca duulimaadka ah lagu soo rogay Diyaaradaha ka duula Garoonka Diyaaradaha Magaalada kismaayo ee ku wajahan Magalada Nairobi ee dalka Kenya. Amarkaan ayaa…
Dhageyso:-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo looga yeeray Golaha Shacabka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay u yeereen Wasiirada kala ah Amniga iyo gaadiidka iyo dfuulista Hawada si ay wax uga weeydiiyaan Arrimo quseeyo xaalada dalka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo”Dhalinyarada dorweyn ayaan ka siin doonaa Siyaasadda”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha iyo ururrada heer Qaran iyo heer dowlad goboleed ee ka qeyb galey Shirweynaha Qaran ee…
Doorka Haweenka ee Amniga Doorashooyinka oo laga hadlay
Kullan looga hadlayay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan Amniga, Siyaasadda iyo Doorashooyinka ka dhici doona Dalka 2021 ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaan oo loo qabtay ururka Haweenka degmada Karaan ee Gobolka Banaadir…
Wasiirka difaaca Itoobiya oo ka hor-yimid qorshaha Abiy Axmed
Go’aanka ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu ku baabi’inayo isbahaysiga haya talada dalka Itoobiya, bilo ka hor doorashada 2020, ayaa waxa uu dhalleeceyn kala kulmay xubno sare oo ka mid ah dowladdiisa. Wareysi uu siiyey laanta Afaan Oromo ee…
Guddoomiyihii Awdheegle oo qarax lagu dulay
Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Yarow. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa xaqiijiyey in qarax…