Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga
Iyadoo maleeshiyooyin daacad u ah Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ay sii wadaan weerarro marba marka ka dambaysa sii xoogaysanaya oo ay ku qaadayaan qaybo...