Australia oo $10 Milyan dollar ugu deeqday Soomaaliya

Read Time:34 Second

Muqdisho – Mareeg.com: Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya ay ugu deeqday lacag gaaraysa $10-milyan oo doolarka Maraykanka ah.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Australia, Julie Bishop ayaa sheegtay in $8-milyanka oo ka mid ah lacagtaas wax loogu qaban doono arrimaha bin’aadanimada.

Julie Bishop waxey tilmaantay in lacagtaas lagu qarash gareyn doono in Soomaaliya laga helo helo biyo nadiif iyo horumarinta adeegyada caafimaadka.

Sidoo waxey waxey sheegtay wasiiraddu in $2 milyan oo kamid ah lacagtaas loogu talo galay howlgalka Midowga Afrika ee “AMISOM”, si loo dardar geliyo la dagaalanka Alshabaab.

Dalalka galbeedka ayaa lacago farabadan mar kasta sheega iney ugu deeqeen Soomaaliya lacago farabadan, hase ahaatee lama arko natiijada lacagahaas.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.