Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan maamulkaasi+Sawirro

Read Time:34 Second

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa tababar usoo xiray ciidamo qayb ka noqonaya ilaaliya Madaxtooyada maamulkaasi ee magaalada Kismaayo.ciidan_juba

Axmed-madoobe-ciidamo

Madaxwetynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan “Madoobe” oo la hadlay Askarta tababarka loo soo xiray ayaa kula dar-daarmay inay ka soo dhalaalan waajibadka saaran, shaqadoodana si daacadnimo ku jirt u gutaan.
“Waxaad ilaalindoontaan muraayadii Jubbaland iyo Madaxdii ugu saraysay ee Dowladda waxaa la idiinka baahan yahay dadaal iyo juhdi dheerad ah” ayuu yiri Axmed Madoobe.
Wuxuuna ku guubaabiyay in ciidamadani ay ka fogaadan mukhaadaraadka isla markana ay salaada dukadaan oo ay ogaadan in dunidan maalmo kooban ay tahay, waxaana uu carabka ku adkeeyay in hawsha u taala ay ku daraan Alle ka cabsi iyo u jajabnaanta Bulshada.ciidan_juba_land

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %