Mareeg Media
Somalia

Arin Lama Filaan ah Nuuc Kamid ah Duurjoogta Somalia Oo Qadar loo ogolaaday & NISA Oo ..

London ( Mareeg News ) Warqad kasoo baxday Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa dowlada Qatar loogu ogolaaday ineey Dalkeeda u Daabulato nuuc kamid ah Duur joogta Ku nool keymaha soomaaliya .

Dowlada qatar ayaa aad u daneeyneysay mudooyinkii dambe ineey qaadato nuucya badan oo duurjoogta soomaliya ah balse Dowlada soomaaliya aayaa taa ogolaan karin maadaama cadiska shacabka iyo kan mucaaradka uu aad ugu badan yahay.

hey’ada nabdsugida iyo sirdoonka qaranka somalia Ayaa hada warqad kasoo baxday dowlada qadar loogu ogolaaday ineey qaadan karto kaliya 14 xabo oo Xeywaanka sagaarada ah oo aad looga helo gayiga soomaalida.

Wararka ayaa sheegay in tirada ay intaan ka badan karto maadama aan la ogeeyn Cida usoo qabata iyo goorta ay rarayaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!