Arin halis ku noqon karta soomaaliya oo uu ogolaaday madaxweyne Farmaajo.

Read Time:1 Minute, 4 Second

Neyrobi ( Mareeg.com )  Dowlada keenya ayaa sheegtay ineey soomaaliya ka taageereeyso Qabashada kuriga aan joogtada aheeyn ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay.

Bayaan kasoo baxay madaxtooyada kenya ayaa lagu sheegay Kulankii madaxweeynayaasha labada dal mr kenyata iyo mr farmaajo ineey Qodoba badan isku waafaqeen soomaaliya ay taageero siineyso dowlada keenya.



Keenya oo Horay xubin uga soo noqotay Xubnaha aan joogtada aheey  Ee Golaha amaanka ee QM Sanadihii 1973 -1974 iyo 1997 – 1998 Dii ayaa hada baadi goob iyo saaxiiba aruursi ugu jirta sidii ay markii sedaxaad ku heli laheeyd kursigan.

Halista ay soomaaliya kala kulmi karto in kenya ay hesho kursigan oo aan dhameeyn 5% ayaa hadana Waxaa jira Qadiyada xoog badan oo ka dhaxeeya labada dal ee soomaaliya iyo keenya,

Dowladan tan ka horeeysay ayaa maxkamada cadaalada aduunka ka furtay  Dacwad ka xhan ah kenya oo la xiriita in kenya Ku soo xad gudubtay Biyaha soomaaliya.

dhanka kal muran xuduudeey xoogan ayaa ka jira dhanka bariga darbi ayeey keenya ka wadaa magaalada balad xaawo kaas oo ay kenya ku sheegtay ineey amaankeeda ku ilaalineeyso, balse dhul soomaaliyeed ayaa maraya dhanka keenya.



ugu danmbeeyntii madaxweeyne farmaajo oo aan weli cadeen moqifkiisa bada iyo xuduuda dalka ee dhanka keenya ayaa weli lasugaa waxa ka soo yeeri doona

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %